Wasiiro iyo Xildhibaano ka tarsal dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa gaaray Magaalada Xudur ayaa booqday xaruma ay ku sugan yihiin dadkii ka soo barakacay dagaaladii ka dhacay deegaanada ka tirsan Bakool oo Alshabaab ay dadku ku dhibaateeyeen.
Masuuliyiinta ayaa shacabka halkaas ku sugnaa u balan qaaday in ay xooga saari doonaan sidii ay u xureyn lahaayeen deeganada ay dadka ku dhibaateeyaan kooxda Al-shabaab.
Wafdigan ayaa waxaa uu gogol xaar u yahay sida ay masuuliyiinta sheegeen Howl galo kooxda Al-shabaab looga saari doono guud ahaan deegaanada hoos tago maamulka Koofur Galbeed.