Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo Qansax dheere gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo Qansax dheere gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada qasaxadheere waxay kamitahay Degmooyinka hoos imaanaya G/Baay waxaana mudo kudhaw 3 sano go. odoomiyey Ururka Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS . waxaana hada gacanta kuhaya Ciidanka Xooga Dalka Soomaalyed  iyo kuwa Daraawiishta KG ee Soomaaliya
Degmada oo wakhtigii ay ka ariminjireen  Al shabaab  ayna iskaga barakaceen.

Dad aad ufarabadan   ayaa hada waxay bilaabey in ay dib uga soolaabtaan   kadib markii ay kuqanaceen nabada kajita Deegaankoodi Degmada waxaa kajirta duruufo   aad ufarabadan oo ay ugahoreyaan Waxabarasho la aan iyo Cafimaadka oo adanuhu marnaba  aankamaarmin .

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Waxaa Degmadasi manta gaarey wafdi uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Hubkadhigista Dhaqincelinta Maleeshiyaadka iyo Tababarada Ciidamada Xasan Xuseen Maxamed waxaana qiib ka ahaa wafdiga Gudoomiyaha Maamulka G/Bay Rashiid C/laahi Maxamed .Waxaana Degmada
Qasaxdheere kusoodhaweeyey Gudoomiyaha Degmadaasi  Aadan Cabdi Qooqane iyo xubno kale oo katirsan maamulka Degmadaasi.

Intaasi kadib Gudoomiyaha G/Baay Rashid C/lahi Maxamed ayaa bilaabey in uu  kormeero Xaruumaha Maaulka uu kushaqeeyo . Xarooyinka   ay kujiraan Ciidanka kahoolgala Degmadaasi Cibitaalka  iyo sidookale dhismooyinka  Dawlda oo kamuuda burbur aad ubaaxadween  .

Gudoomiyaha ayaa sidookale booqaday Xabsiga Degmada Qashaxadeere oo  kamuuqaday burbur saameeyey dhismihiisa. Xabsigaasi  Taariikh ahaan  laguxasuusto kii wakhtiga badsan uu kusooqaatay Abwaanka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (XADARAAWI)

Gudoomiyaha ayaa kormeerada farahabadan kadib  Cisbitaalka Degmadaasi Gudoonsiiyey Dawooyin aad aad ufarabadan oo  Bulshada Deegaankaasi ay aad uga baahiqabeen Wasiirka wasaarada Hubka dhigista Dhaqancelinta Maleeshiyaadka iyo tababarada Ciidanka  Koofur Galbeed  Soomaaliya  Xasan Xuseen Maxamed  ayaa Ciidan aad ufarabadan in mudo ah tababar uga socoday Degmadaasi ugu qeybiyey agabkii ay kuhoolgalilahaayeen  kadib markii ay dhameysteen tababar.

“Waxan tagney D egmada Qasaxadheere waxan sooqimeynay xaalada dhabta h ee kajirta deegaankaasi waxaana ugudbindoona Dawlada fadaraalka iyo dawlada KG soomaaliya . adeegyo farabadan ayeey ubaahanyihiin dadka degmadaasi kunool oo ay uga horeeyaan waxabarasho Caafimaad iyo sidookale Amaan ay kunoolaadaan”

Wasiirka Wasaarada Dhaqancelinta maleeshiyaadka iyo Taabarada Ciidabka Xasan Xuseen Maxamed  ayaa sheegay in ciidan tiro iyo tayoba leh ay joogaan Degmada Qasaxadheere  mardhawna la arkidoono hoolgalada ay kasameendoonaan deegaanadaasi Waxaa jooga Deegaankaasi Ciidana aad utirabadan oo qaarkood hada tababarlooga sooxiray Deegaankaasi waxaana Mardhaw la arki doona aboodoodi Ciidan inta ay la egtahay waxaan ay iskugujiraan
Ciidankaaasi kuwa hoostaga Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Koofur Galbeed  Soomaaliya.

Previous Post

Puntland: Wasiiro loo dhaariyay xilalkii loo magacaabay shalay

Next Post

Madaxdii ka qayb gashay shir Jabuuti ku soo idlaaday oo ka hadashay {SAWIRRO}

Next Post
Madaxdii ka qayb gashay shir Jabuuti ku soo idlaaday oo ka hadashay {SAWIRRO}

Madaxdii ka qayb gashay shir Jabuuti ku soo idlaaday oo ka hadashay {SAWIRRO}

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In