Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan XFS oo ku baaqay in laga hortego tabaha khawaarijta ee hurinta colaadaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan XFS oo ku baaqay in laga hortego tabaha khawaarijta ee hurinta colaadaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Awqaafta XFS Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali ayaa ka qeybgalay dood cilmiyeed lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo ku saabsananeyd ka hortagga tabaha khawaarijta ee hurinta colaad beeleedyada.

Doodcilmiyeedkaan oo ay soo abanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Awqaafta ayaa waxaa ka qeybgalay Culimaa’udiin ,oday dhaqameed iyo waxgarad ka socday qeybaha bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Doodcilmiyeedkaan ayaa muddadii uu socday looga hadlay qodobbo ay kamid ahaayeen sidii looga hortagi lahaa tabaha khawaarijta ee xagga hurinta colaadaha ,isdhaasfsiga xogaha iyo sidii loo raadin lahaa xal Qaran oo lagu daaweeyo arrimahaasi.

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Awqaafta XFS Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali ayaa ku baaqay in laga hortago tabaha khawaarijta ee hurinta colaad beeleedyada.

Doodcilmiyedkaan ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda ee la doonayo in dalka looga xoreeyo kooxaha khawaaerijta oo caqabad ku ah xasiloonida iyo horumarka dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta

Next Post

Lataliyaha Amniga Qaranka “Awooddii Khawaarijta hoos ayey u dhacday waxaana gaaray jab aysan kasoo kaban karin”

Next Post
Lataliyaha Amniga Qaranka “Awooddii Khawaarijta hoos ayey u dhacday waxaana gaaray jab aysan kasoo kaban karin”

Lataliyaha Amniga Qaranka “Awooddii Khawaarijta hoos ayey u dhacday waxaana gaaray jab aysan kasoo kaban karin”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In