Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo Cadaado kula shiraya qeybaha bulshada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh qeybaha bulshada, kaasi oo looga arrinsanayo dar dargelinta habsami u socodka howlaha maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo muddo sagaal cisho ah ku sugan magaalada Cadaado iyo wafdi kale oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo shalay gaaray magaalada Cadaado ayaa kulamada ay la qaadanayaan qeybaha bulshada ku qotoma, si loo dar dargelin lahaa shirka, iyagoo guddiga farsamada ay shalay shaaciyeen ay socdaan xulidda ergada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee magaalada Cadaado Maxamuud Cabdi Diirshe ayaa ku soo waramayaa in ay meel wanaagsan marayso soo xulidda ergada ka qeyb galaysa shirka Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud, si loo guda galo ajandayasha ugu muhiimsan shirka.

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya ee shalay gaaray magaalada Cadaado waxaa ka mid ah,  Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Axmed Cali Maxamed Kediye iyo xubno kale.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah

Next Post
Madaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah

Madaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In