Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro Kambala uga qeyb galaya shirka Qaxootiga Afrika SAWIRO

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Wasiiro Kambala uga qeyb galaya shirka Qaxootiga Afrika SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi wasiiro ah ayaa gaaray magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda, halkaassi oo ay uga qeyb galayaan shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga, oo uu soo abaabulay Urur Goboleedka IGAD.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirkan oo soconayay muddo saddex cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wadamada kale oo wasiiro iyo agaasimayaal ka socday hay’adaha kala duwan ee arrimaha qaxootiga khuseeya, iyadoo dhonaca Soomaaliyana ay uga qeybgalayaan Wafdiga Wasiirada ah waxaana ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Mudane Xamse Saciid Xamse iyo wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Khayr , sidoo kale waxaa ka mid ah wafdigan agaasimayaal ka socda Wasaaraha kala duwan ee dowlahada ku bahoobay ururka IGAD.

Khudbadihii inta badan waxaa laga jeediyay shirka heer agaasimayaal ah ayaa waxaa looga hadlay arrimaha qaxootiga , waxaana si gaar ah loo soo hadal qaaday arrimaha qaxootiga Soomaaliya

Shirkani ayaa la filayaa in maanta oo khamiis ah oo ay bishan tahay 28-ka ayaa lagu wadaa in shirkan la soo gabagabeeyo, islamarkaana ay ka soo baxaan arrimo muhiim u ah Qaxootiga gaar ahaan kuwa Soomaalida.

Previous Post

Waxqabadka Todobaadka ee maamulka Gobalka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka oo kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub ee Somaliya .

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka oo kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub ee Somaliya .

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka oo kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub ee Somaliya .

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In