Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro maanta xilalkooda cusub la wareegay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo kala ahaa Wasiirada Gaadiidka badda iyo Dekadaha, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamigga iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada taas oo maanta si kala gooni gooni ah ugu dhacday magaalada Muqdisho.

Wasiirada maanta si rasmi ah ula wareegay xilalkooda ayaa kala ah Wasiirka Gaadiidka badda iyo Dekadaha Mudane Muur Faarax Cali, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamigga Mudane C/raxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane C/wali Ibraahim Muudeey, waxayna dhamaantood balan qaadeen in ay shaqada halkeeda ka sii wada doonaa isla markaana u mahadcelinayaan mas’uuliyiintii hore.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirada maanta la wareejiyay xilalka Wasaaradaha ayaa waxaa ay sheegeen in ay wax qaban muuqda ka sameeyeen Wasaaradaha isla markaana wax badan u harsan yihiin iyagoo Wasiirada xilalka ugu dambeynaayo kula dardaaramay in ay shaqada dardargeliyaan.

Munaasabadaha ay Wasiiradan xilalka kula wareegayeen ayaa qaarkood waxaa goob joog ka ahaa Hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda Soomaaliya ka tirsan.

Previous Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo u kuurgalaya xaaladaha amni ee gobolka

Next Post

kulan looga hadlayay ahmiyadda Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola

kulan looga hadlayay ahmiyadda Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska oo Muqdisho lagu qabtay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In