Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su’aallo La Weeydiiyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada  Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su’aallo La Weeydiiyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ballantu aheyd waxaa maanta guddiyada Baarlamaanka ay horey usii dhaqaajiyeen su’aallo weeydiinta iyo ka baaraan degidda qorshayaasha laga doonayo Wasaarradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana maanta la qaabilay ilaa lix Wasiir ayadoo kulammadaasina ay shir guddoominayeen Guddoonka Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan โ€œJawaariโ€ ayaa shir guddoomiyey kulan howleed ay guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ku qaabileen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo agaasimaha Warbaahinta, waxaa sidoo kale guddigu isla maanta qaabileen Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Guuleed Xuseen Qaasim.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Afhayeenka Baarlamaanka ayaa tilmaamay inaanay jirin haba yaraatee wax xifaaltan ah oo u dhaxeeya laamaha fulinta iyo sharci dejinta laakiinse muhiimaddu ay tahay in wadajir loo wada shaqeeyo si loo gaaro halka la hiigsanayo.

โ€œlaanta sharci dejinta oo ah Baarlamaanka iyo laanta fulinta oo ah Xukuumadda Federaalka tartan kama dhaxeeyo ee xisaabtan ayaa ka dhaxeeya, wadashaqeyntana waan ula jeedaa xitaa Federaalka aan dhiseyno waa Federal iskaashi ah, maanta waxaan ku jirnaa waqti Soomaaliya dib u dhis lagu hayo siyaasadeeda waxeyna u baahan tahay kuligeen inaan gacanta is qabsano oo uu noo tilmaansan yahay yoolka aan dooneyno inaan gaarno wadajirna aan ku gaarno ayadoo la xisaabtamayo oo loo xisaabtamayo si dimuqraadi ah oo aan cidna loogu tureynin si aan isula qaadno waxaan u baahan nahay inaan ogaano qorshihiina,guddigana uu hadhoow idiinkaga difaaco meelaha dhibaatadu ka imaan kartoโ€.

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeyaani Nuur Iikar ayaa isaguna shir guddoomiyey kulan howleed ay guddiga Maalliyadda iyo Qorsheynta ee Baarlamaanka ku kala qaabileen Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda Mudane Maxamed Aadan Ibraahin โ€œFargeetiโ€ iyo Mudane C/raxmaan Yuusuf Cali Ceynte Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah.

โ€œsidaas ayey maanta noogu soo gebagebowday kulan howleedkii guddiga Maalliyadda ee Baarlamaanka oo shir lalahaa wasaaradaha qorsheynta iyo maalliyadda waxaanna ku faraxsanahay in wasaarradahaasi ay qorshayaashooda oo faah faahsan usoo gudbiyeen guddiga taasina waxey cadeynaysaa wadashaqeynta guddiga iyo wasaarradaha iney adag tahay oo ay sii socon doonto, waxaan rajeynayaa in sharciyada laga rabo labadooda ay sida ugu dhaqsiyaha badan noosoo gaarsiiyaan insha Allahโ€ ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Iikar.

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa isaguna shir guddoomiyey kulan howleed ay guddiga Garsoorka ee Baarlamaanka ku qaabileen Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane C/qaadir Sheekh Cali โ€œBaqdaadiโ€ iyo Wasiirka Garsoorka Mudane C/laahi Axmed Jaamac โ€œIlka jiirโ€ oo ay wehlisay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda waxaana uu Gudoomiye ku xigeenka ka hadlay muhiimadda dhismaha maxkamadda dastuuriga ah.

โ€œarinkan waa dhaaftay waqtigii loogu talagalay oo Xukuumaddu laheyd, laba bilood ayey heysatay oo fursad ah, labo sano ilaa seddex sano ayaana lasoo dhaafay oo waqtigii dowladda ayaaba dhammaan raba marka arinkan dib u celin kale ma oglin hadii kale waxey noqoneysaa in ay siyaasado kale jiraan oo la rabo iney maxkamadani dhisantoโ€ ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Mudane Mahad Cabdalla Cawad Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka.

Kulammo howleedyadan u dhaxeeya guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Wasaarradaha Xukuumadda ayaa sii socon doona ilaa inta ay kasoo gebageboobaan kulammada lala yeelanayo 25 Wasiir ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Musharax Maxamed Cilmi Mideeye oo lagu soo dhaweeyay Cadaado โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Horumarinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray

Next Post
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”

Horumarinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In