Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma’udiinka Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Culimaaโ€™udiinka Soomaaliyeed ee Ahlu Sunna waljamaaca waxaana kala qayb galay wasiirka wasaarada Diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka ah iyo wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha kulankaas ayaana looga dhawaaqay gole ay ku mideysan yihiin culimaa,udiinka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaalada lagu bixiyay in la sameeyo goalaha guud ee Culimada Soomaaliyeed waxaa ka hadlay qaar badan oo ka mid ah culimada ka qayb gashay kuwaas oo dhamaantooda isla qaatay in lala shaqeeyo hugaanka cusub oo mudo lix bil ah jiri doono ka dibna doorasho guud qaban doona in dowladda federaalka ah ay garab taagan tahay culimadu ayayna sheegeen ka qayb galayaasha kulankaasi.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Haddaba golaha hagaankaย  ee maanta lagu dhawaaqayย  howsha laga doonayo in uu qabto mudadaas lixda bil ah waa mid ceynkee ah Sheikh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culimada Ahlu Sunna waljamaaca ayaa yiri “Golahaan sababaha loo dhisay baahida keentay waa sida soo socota waxa uu qabanyo iyo waxa uu yahayย  kow in uu u istaago mideynta dhamaan Culimada Soomaaliyeedย  labo in uu istaago ka qayb qaadashada dib u heshiisiinta dalka”ayuu yiri Soomowโ€

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Xasan {Nuux} oo hadal ka jeediyay munaasabada ayaa waxaa sheegay in muhiimad weyn ay bulshada u ledahay in culimada ay hugaan mideysan yeeshaan waxaana uu ka codsaday Culimada in dhalinyarada ay gacanta ku qabtaan oo wacyi galin u sameeyaan.

“In aan hal codsi idiin soo jeediyo oo ahย  in ay culimadu gacanta ku qabtaan dhalinyarada waad ogtihiinย  in ay ku jiraan mashaqooyin badan iyo aragtiyo kaleeto ka duwan teena asalka ah”ayuu yiri wasiir Nuuxโ€ ayuu yiri wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa munaasabada soo gunaanaday wasiirka awqaafta iyo arimaha Diinta mudane Cabdul qaadir Sheekh Cali Ibraahim Baqdaadi waxaana uu culimada ku bogaadiyay in ay door muuqda ka qaataan sidii bulshada horumarka loogu hagi lahaa.

“Waxaan baarikayaa Majliskaan la aas aasay waa majlis guud oo culimada Soomaaliyeed ay ku kulantay ย dariiqadii iyo mas’uuliyiitii kala duwanaa ee u tagnaa howshaan aad baan u baarikayaa ย waad mahadsan tihiin waxaana idinku guubaabinayaa in aad la hadashaanย  cid alaale cidii Soomaali ah culimaa udiin ah ee dood qaba”ayuu yiri wasiir Baqdaadi.

Previous Post

Jowhar oo laga xusay sanadguurada maxkamadda racfaan ee ciidamada Qalabka sida

Next Post

Dhallinyaro maanta tababar aqoon kororsi ah looga furay Beledweyne

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Dhallinyaro maanta tababar aqoon kororsi ah looga furay Beledweyne

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In