Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka ee maamulkaasi  Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Munaasabadda dhaarinta Wasiiru Dawlaha Caafimaadka  Dowlad goboleedka Puntland  ayaa waxay ka dhacday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi  Xaaji Cumar Camey.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi  Xaaji Cumar  Camey ayaa dhaarinta ka dib kula dar-daarmay Wasiiru Dawlaha in uu shaqadiisa daacadnimo u guto isla markaana la yimaado dedaal dheeraad ah si loo sii dar-dargeliyo Caafimaadka deegaanada Puntland.

“waxaan kugula dar-daarmayaa in sida aad u dhaaratay aad xilkaaga u gudato, lana timaadid dedaal iyo daacadnimo dheeraad ah, isla markaana aad ka fogaatid waxkasta oo gudashada  waajibaadkaaga kaa weecinaya”ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Eng.Camey.

Madaxweyne ku-xigeenka  Maamulkaasi ayaa sidoo kale Eebe uga baryey Wasiiru Dawlaha maamulkaasi  in uu xilka culus ee loo igmaday  uu u fududeeyo, isla markaana uu kadhigo mid wax badan kusoo kordhiya Caafimaadka Puntland.

—DHAMMAAD—

IMG_0976 IMG_0977

Previous Post

Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan “Sawirro”

Next Post

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

Next Post
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In