Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dawle Xagaa: “Ma jiro dagaal dhaxmaray Ciidamada Xoogga iyo kuwa dowlad goballeeydka Jubbaland”

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiru Dawle Xagaa: “Ma jiro dagaal dhaxmaray Ciidamada Xoogga iyo kuwa dowlad goballeeydka Jubbaland”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sidaa aad wada ogsoon tihiin ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee saldhiga 43 aad ee magaalada  kismaayo waa ciidanka ugu horeeyey oo la isku dhafay kana kooban dhammaan degmooyinka gobalka Jubbadda hoose,Waxaa isku dhafkooda qeyb weyn ka qaatay madaxda DF Soomaaliya  iyo maamulka Jubbaland.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo kuwa Jubbaland waxaa ka dhaxeeyo wada shaqayn iyo iskaashi aad u wanaagsan, waxeyna heegan u yihiin difaaca dalkooda iyo soo celinta amarka iyo kala dambeynta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , meel kasto oo ay ku sugan yihiin kuma lug yeelan karaan wax ka baxsan waajibaadkooda qaran, Sidaas darteed waxba kama jiraan wararka ay qoreen saxaafadda gudaha kaa soo sheegaya in bisha  Oktoobar labadeeda  2015 uu dagaal dhax maray ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka maamulka jubbaland.

Waxaan u mahad celineynaa madaxda iyo maamulka Jubbaland wada shaqeeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

 Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Naafada Qaranka

Next Post

Horjoogayaal ka tirsana UGUS oo loogu diley gobolka Baay

Next Post
Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Horjoogayaal ka tirsana UGUS oo loogu diley gobolka Baay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In