Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kulan is xogwareysi la qaatay Maamulka Gobalka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kulan  is xogwareysi la qaatay Maamulka Gobalka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda oo maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan kuwa maamulka gobolka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaaan Sheekh Xasan Jimcaale xoghayaha dowlada hoose Cabdisalaam Sheekh Salaad Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdile ayaa ahaa mid ku saabsanaa xog aruurinta xaaladaha kala duwan ee ka jira dagmada Gaalkacyo kuwaas oo ay ugu horeeyaan mashaariicda horumarineed ee ka hirgalay Gaalkacyo baahiyaha jira kuwa la qorsheeynayo in Gaalkacyo iyo halka uu marayo hirgalinta qorshaha xalka waara ee dib u dajinta barakacayaasha oo ay fulintaas hormuud u aheyd Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa warbixin guud ka siiyay Wasiiru-dowlaha waxyaabaha qabsoomay waxa dhiman iyo baahiyada jira, isagoo sheegay in wax badan la qabtay balse ay jiraan waxyaabo dhiman oo uu codsaday in dag dag looga caawiyo maamulka degmada sidoo kale waxa uu xusay in ay shacabka Gaalkacyo ay waxbadan ku qabsadeen isku tashi kuwaa oo haatan muuqda

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa intaas kadib uga mahad celiyay maamulka iyo shacabka dagmada Gaalkacyo dadaalka ay muujiyeen ee mira dhalay isagoo sheegay in Wasaaraddu ay ka shaqeeyn doonto in la dhameeystiro inta karaankooda baahiyada ka jira dhan walba inta uu soo gudbiyay duqa dagmada Gaalkacyo

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maalmihii u danbeeyay kormeero ku marayay deegaannada gobalka Mudug iyagoo u kuur galayay baahiyada ka jira ee lama huraanka u ah in wax laga qabto

Previous Post

Labada gole oo maanta billaabay ka doodista cutubyada wax kabadalka lagu sameeyay ee Dastuurka KMG

Next Post

Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo ka hadlay Mabaa’iida Guud ee dib u eegista Dastuurka KMG ee dalka

Next Post
Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo ka hadlay Mabaa’iida Guud ee dib u eegista Dastuurka KMG ee dalka

Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo ka hadlay Mabaa'iida Guud ee dib u eegista Dastuurka KMG ee dalka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In