Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta la dhaariyey.
Munaasabadda Dhaarintiisa waxaa ka soo qeybgalay guddomiye kuxigeenka 1aad Iyo guddomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Barlamaanks Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano, Wasiiro iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS