Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha Warfaafinta oo uu wehliyo agaasimaha guud ee wasaarada oo la kulmay Danjiraha Turkiga{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha Warfaafinta oo uu wehliyo agaasimaha guud ee wasaarada oo la kulmay Danjiraha Turkiga{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Safaaradda Dowladda Turkigu ku leedahay magaalada Muqdisho waxaana ay mas,uuliyiintu ka wada hadleen hormarinta Warbaahinta Qaranka iyo sidii Dowladda Turkigu gacan uga geysan lahayd arimahaas .

Mas,uuliyiinta ka socotay wasaarada Warfaafinta ee kulanka la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya kulanka la qaatay ayaa waxaaย  ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiย  Xasan Beekoos .Agasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cabdi risaaq cali Yuusuf Bahlaawi .Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdi raxiin Ciise Cadaw.iyo Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Axmed Faarax Gaatamow .

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Madaxda Wasaaradda ayaa waxaa ay Danjiraha u bandhigeen Codsi ah in ay Wasaaradda Warfaafinta ka gacansiiso hormarinta iyo tayeynta Wasaarada si gaar ah Qaybta Warbaahinta oo Dhawaanahaanba ay socdeen dadaalada lagu tayeynayo Safiirka Dowladda Turkiga ayaana balan qaaday in Dowladiisa ay diyaar u tahay in ay Dowladda Soomaaliya garab istaagto si gaar ahna hormarinta Wasaarada Warfaafinta ay gacanweyn ka geysan doonto.

kulanka markiii uu soo idlaaday ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka Faah faahin ka siiyay Qodobada ay ka wada hadleen labada dhinac Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdiย  Xasan Beekoos.

kulankaas ayaa waxaa uu qayb ka yahay dadaalo dhawaanahaanba Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Dahqanka iyo Dalxiiskaย  ay wadeen oo ay ku doonayaan in la hormariyo wasaaradda iyo qaybaheeda kala duwan.

vlcsnap-2015-04-20-17h09m38s44 vlcsnap-2015-04-20-17h09m52s186 vlcsnap-2015-04-20-17h10m04s54 vlcsnap-2015-04-20-17h10m14s147 vlcsnap-2015-04-20-17h10m20s214 vlcsnap-2015-04-20-17h10m35s102 vlcsnap-2015-04-20-17h10m43s187 vlcsnap-2015-04-20-17h10m52s18 vlcsnap-2015-04-20-17h11m24s77 vlcsnap-2015-04-20-17h11m38s226 vlcsnap-2015-04-20-17h11m52s101 vlcsnap-2015-04-20-17h11m57s157 vlcsnap-2015-04-20-17h12m05s239 vlcsnap-2015-04-20-17h12m24s171 vlcsnap-2015-04-20-17h12m28s206

Previous Post

Maaxweynaha oo canbaareeye qaraxi shaqalaaha UN-ka lagula beegsaday Garowe.

Next Post

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}

Next Post
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In