Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga oo shir muhiim ah kaga qeybgalay dalka Tunisia “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga oo shir muhiim ah kaga qeybgalay dalka Tunisia “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa dalka Tuuniisiya kaga qeyb-galay shirka 40-ad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Carabta ee ururka Jaamacadda Carabta.

Shirkan oo sanadle ah ayaa waxaa sanadkan xooga lugu saaray arrimaha la dagaallanka argagaxisada, ka hortigidda daroogada iyo qulqulka dadka ee sharci darada ah

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Wasiiru-dowlaha ayaa intii uu shirka socday kulamo gooni gooni ah la qaatay, Wasiirada Arimaha gudaha Dalalka Masar, General Maxamuud Towfiiq, Sacuudiga Amiir Cabdiaziz Bin Sacuud Bin Naayif, Qatar Sheekh Khaalid Bin Khaliifa Bin Cabdicaziiz, Saldanada Cumaan Xamuud Bin Faysal Al-Boo Saciidi, Tuunis Towfiiq Sharufu Diin iyo xoghayaha guud ee golaha Wasiirada arimaha gudaha carabta, Dr. maxamed Bin Cali Koomaan waxaa uuna warbixin ka siiyay guulaha ay Dowlada Soomaaliya ka gaartay la dagaalanka argagaxisada, asigoo ka codsaday dalalka Carabta in soomaaliya lugu garab istaago dagaalaka ay kula jirto kooxaha khawaarij-ya

Wasiiru-dowlaha ayaa safarkiisa Tuuniisiya  ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo La-taliyaha Arrimaha Carabta Mudane Ismaaciil Macalin Cabdulle.

Previous Post

Akhriso magacyada guddiga Madaxa-Bannaan ee dib-u-eegista dastuurka KMG

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo la dardaarmay ciidamo si gaar ah u tababaran “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo la dardaarmay ciidamo si gaar ah u tababaran “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo la dardaarmay ciidamo si gaar ah u tababaran "SAWIRRO"

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In