Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasir Odowaa”waan ku guuleysan doonaa dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasir Odowaa”waan ku guuleysan doonaa dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku howlan tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe , islamarkaan ay soo gabagabeyn doonto ka hor inta aysan dhicin doorashada Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Wali waan ku howlanahay dhismaha maamulka labada gobol, doowladda Soomaaliyana ahmiyad gaar ah ayey siisay arintaasi, waxaan rajeyneynaa in doorashada kahor uu dhismo maamulkaasi”ayuu yiri wasiirku.

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in wasaarada arimaha gudaha ay kulan siin doonto siyaasiinta iyo waxgaradka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe si ay uga wada hadlaan dhismaha maamulka labada gobol.

Previous Post

Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta War murtiyeed laga soo saarayo

Next Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta  iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne

Next Post
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta  iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta  iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In