Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wax soo saarka gudaha iyo la dagaallanka cuna-yarida oo laga shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wax soo saarka gudaha iyo la dagaallanka cuna-yarida oo laga shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ahna Agaasimaha Waaxda Wax soosaarka iyo u Adkeysiga Cimilada, Maxamed Muuse Aadan iyo Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa yeeshay kulan ay uga wada hadleen sida kor loogu qaadi karo wax soosaarka gudaha iyo la dagaalanka cuna yarida.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay Intii uu socday kulankaan dardargelinta isticmaalka dalagyada Dalka kasoo go’a, gaar ahaan Bariiska, si wax looga qabto ku tiirsanaanta cunooyinka laga keeno dibadda. Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa soo dhaweeeyay dadaalada ay wado Wasaaradda Beeraha waxa uuna lawadaagay sida ay ciidamada qalabka sida ay uga faa’iideysan lahaayeen dalagyada gudaha taas oo dhiirigelin u noqon doonta beeraleyda Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Previous Post

Wasiirka Beeraha oo gaaray Guriceel

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray  Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In