Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgarad iyo aqoonyahanno ku baaqay joojinta colaadda Guriceel “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Waxgarad iyo aqoonyahanno ku baaqay joojinta colaadda Guriceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda gobollada Galgaduud iyo Mudug oo looga hadlayay arrimo badan oo ku saabsan dagaalada ka dhacay degmada Guriceel, shirka dib-u-heshiisiinta ka socda Degmada Dhuusamareeb iyo kuwa kale oo quseeya dhismaha maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta laga soo saaray War-saxaafadeed ka kooban 7 qodob, kuwaasi oo ku saabansanaa aayaha bulshada ku nool labadaasi Gobol.

Waxgaradkan oo shirkooda ka socday Muqdisho muddo dhowr cisho ah ayaa gabo gabadii lagu xusay inay taageersanyihiin dhismaha maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Muxudiin Daa’uud Dhimbil oo Warfidiyeenka u akhriyay war-saxaafadeedka ay shirkooda ka soo saareen ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga fadhiyo inay door muhiim ah ka qaadato soo gunaanadka shirka dib-u-heshiisiinta ee ka socda Degmada Dhuusamareeb iyo xal ka gaaridda colaadda Guriceel.

“Waxaan ku baaqaynaa in si sharuud la’aan ah loo joojiyo colaadda dadaalka ka soconaya Guriceel, shacabkana loo ogolaado in ay guryahooda si nabad ah ugu soo laabtaan, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaan ka codsaneynaa soo gunaanadka shirka dib-u-heshiisiinta hadda socda, si loogu gudbo Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud” ayuu yiri Muxudiin Daa’uud Dhimbil.

01

02

03

04

05

Sawir Qaade: Cabdi Aadan Young Kuuriya

Previous Post

Kalluumeysato ka cabanaysa Maraakiib Shisheeye xeebaha Mudug”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso War Duhur Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso War Duhur Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In