Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgarad Iyo Qurbo Joog Booqday Deegaano Ka Mid Ah Karkaar Kana Hadlay Dib U Dhiska Deegaanadaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waxgarad Iyo Qurbo Joog Booqday Deegaano Ka Mid Ah Karkaar Kana Hadlay Dib U Dhiska Deegaanadaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud Abokor oo ka mid ah isimada Puntland oo ay weheliyaan cuqaal iyo nabadoono iyo qurbajoog reer Puntlan ah ayaa booqday qeybo ka mid ah gobolka Karkaar ee dhaca badda hindiya.

Suldanka oo booqday Degmada Qadiimiga ah ee Bander Bayla ayaa halkaasi kula kulmay cuqaasha wax garadka iyo isimada deegaanka, isagoona Degmada Bander Bayla kaga qay galay shir ay iskugu yimadeen dadka deegaanka kaasi oo duleedka degmadaasi, waxana shirka looga hadlay horumarka nabadda, midnimada, iyo adkaynta Ammaanka Deegaanka iyo guud ahaan Puntland.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

Suldaanka waxa uu shirkaasi oo soconayay 4 maalin xiritaankiisa ka jeediyay khudbad uu uga hadlayay qiimaha wada jirka iyo isku duubnida shacabka degmada.

shirkaasi kadib suldaanka iyo waftigiisu waxa ay u ambabaxeen deegaanka Mareer ee ka tirsan Degmada Isku Shuban ee gobolka Karkaar, waxaana halkaasi kaga qayb galay munaasbad lagu caano shubayay Nabadoon Abshir Maxamed Axmad oo ah nabadoon  cusub oo ay doorteen mid ka mid ah beelaha Tanade ee degta deganadaasi.

Suldaanka Subeyr isimo iyo cuqaal ayaa ugu hambalyeeyay nabadoonka cusub shaqada iyo xilka ay ku aamineen dadkiisu iyagoona kula dardaarmay inuu si daacad leh dgaanan iyo ka fiirsashoba leh uu dadkiisu ugu adeego.

Ugu dambeyntii Suldaan Zubayr Xaaji Maxamuud iyo wagtigiisa ayaa dhagax dhigay Iskuul Saldhig boolis iyo Ceel biyood Riig ah kaasi oo si isku tashi ah u dhisanayaan dadka degaanka Mareer, iyadoona suldaanku uu dadka qurbajoogta ah ugu baaqay inay ka qayb qataan horumarka ay tiigsanayso bulshudu.

1 12511995_1042211665809080_1160673319_n 12516536_1042211572475756_1093823296_n

IMG_8314 IMG_8342 IMG_8355 IMG_8358 IMG_8363 IMG_8366 IMG_8379 IMG_8382 IMG_8387 IMG_8397 IMG_8412 IMG_8469 IMG_8472 IMG_8473 IMG_8474 IMG_8475 IMG_8476 IMG_8478 IMG_8483 IMG_8501 IMG_8517 IMG_8550 IMG_8563 IMG_8564 IMG_8646 IMG_8647 IMG_8656 IMG_8660 IMG_8681  IMG_8690   IMG_8695  IMG_8697 IMG_8698 IMG_8699   IMG_8703    IMG_8714 IMG_8715  IMG_8718    IMG_8730

 

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In