Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada faderaalka Soomaaliya ayaa muqdisho ku qabatay kulan Ujeedkiisu yahay ansaxinta xeerka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka kaa oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka culimada iyo wakiilo ka kala socday gobolada

Shirka oo loo qorsheeyay in labo maalin uu socdo waxaa furay oo hadal ka jeediyay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaalada dr Ismaaciil Jimcaale Calasow.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“tababarkan waxaa weeye muhiimadu maanta iyo bari in aad ka doodaan ka niqaashtaan sidii loo ansixi lahaa xeerkaan dood badan uma baahna waa la soo sameeyay wax walba marka aad isku raacdaan oo aad ansixisaan waxaan u gudbin doonaa golaha wasiirada  waxaan rabaa in aan ku soo gaba gabeeyo mahad celin ka dib waa noo furan yahay work shopka “ayuu yiri dr Jimcaale .

Xeerkaan ayaa ah mid muhiimad weyn u leh bulshada Soomaaliyeed oo iyadu waqtigii dheeraa ee bur burku dalka ka jiray xeer dhaqankaan lagu kala xukminayay wasaaradda cadaalada ayaana sheegtay in xeerkaan oo la meel mariyaa uu wax badan muhiimad ugu yahay bulshada.

14002607_1057438927684678_1307758684_o 14012280_1057437841018120_1312239553_n 14037410_1057438954351342_251451926_o

Previous Post

Khubaro Caafimad oo ka digtay in qaar ka mid ah habka wajidhaqu soo dedejiyo wayeelnimo. Cilmibaaris

Next Post

Danjirihii Jabuuti ee Soomaaliya oo la sagootiyay-Sawirro

Next Post
Danjirihii Jabuuti ee Soomaaliya oo la sagootiyay-Sawirro

Danjirihii Jabuuti ee Soomaaliya oo la sagootiyay-Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In