Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Webiga Shabeelle:Bulshada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo cabsi hor leh ay soo wajahday

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
 Webiga Shabeelle:Bulshada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo cabsi hor leh ay soo wajahday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay soo korotay cabsi laga qabo in fatahaadda wabiga Shabeelle uu Go’doomiyo isku socodka wadada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

Arrintaa ayaa loo sababaneynayaan kaddib markii biyaha wabiga Shabeelle ay si xowli ah usocdaan iyo sidoo kale roobka maalmahaan ka da’ayay Gobolka.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Weriyaheyna inooga soo waramaya magaalada Jowhar Cabdiraxmaan Xuseen Cumar Wadani ayaa sheegay in bulshada ay hadal hayaan sida xaalku noqonayo mar hadii fatahaaddu ay soo gaarsto wadada hal bowlaha u ah isku socoda Jowhar iyo Muqdisho oo hore dhibaatooyin kale ee argagixisada -Al-Shabaab ay wajahayeen.

“Guud ahaan dadka ku nool gobolka gaar ahaan magaaladda Jowhar ayaa kuu sheegaya waxa ka dhallan kara fatahaadda wabiga Shabeelle uu ka qeystay deegaannobadan oo dadkii deganaa ay ka barakaceen kuwaasi oo haatan go’doon ku ah goobo aan munaasab ku aheyn ,haase ahaatee cabsi waxaa sii kordhinaya wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho ayuu ku daray Weriye Cabdiraxmaan wadani.

Fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa hore ugooyay isku socodka maalooyinka Mahadaay iyo Jowhar oo hada dadka deegaanadaasi ay ku adagtahay inay isaga kala gooshaan.

Dhinaca kale maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ,kan Degmada Jowhar,madaxda Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxa ay ka digayeen fatahaad uu wabiga Shabeelle ka geysto wadada isku xirta Jowhar iyo muqdisho maadaama uu hada uu kawado deegaanno ka akdhaw Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Tags: Webiga Shabeelle:Bulshada Gobolka Shabeelle Dhexe oo cabsi hor leh ay soo wajahday
Previous Post

Galmudug oo Canshuurta ku kordhineysa Jaadka/Qaadka iyo Sigaarka soo gala deegaannadooda

Next Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay kulan looga hadlay kahor tagga iyo yareynta Qataraha+Sawirro

Next Post
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay kulan looga hadlay kahor tagga iyo yareynta Qataraha+Sawirro

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Guddoomiyay kulan looga hadlay kahor tagga iyo yareynta Qataraha+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In