Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Weeraro iyo Duqeyn ka dhacdey Magaalada SINJIR,Waqooyiga Ciraaq.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Weeraro iyo Duqeyn ka dhacdey Magaalada SINJIR,Waqooyiga Ciraaq.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqdhaqaaqa Dagaal yahanada Kurdish iyo Ciidamada Mareykanka oo is garabsanaya ayaa weeraro gantaalo iyo madaafiic ka geystey dib u qabsashada Magaalada Sinjar oo istaraajiyad u ah kooxda ISIL ee Waqooyiga Ciraaq e Dawlada islamiga Ciraaq iyo shaam ee dagaalyahanda ISIL.

123

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wararka ka imananya Golaha Amaanka ee gobalka Kurdhiska ayaa sheegaya in ay 7,500 dagaal yahanada Peshmerga laga jaray 3-dii wado saheyda uga iman jirey dagaalyahanada magaalada buurta ku taal, hawgalkaasi oo ka mid ah Operation Free Sinjar”.hawgalka xoreynta Daacish.

14

Wararka laga helayo magaalada Erbil ayaa sheegay in duqeyntan ay bilaabatey fiidimadii xalay iyadoo loo adeegsanayey qarax iyo duqeymo Bambaanooyin .shacabka deganaa degaankaasi ayaa bilaabey in ay ka qaxaan duqeynta ,hawgalkaasi ayaa dib loogu xorfeynayaa Magaalada Sinjir

Previous Post

Bangiga Aduunka oo Sheegay in uu Kobcay Dhaqaalaha Soomaaliya 20-kii Sano ee La Soo Dhaafay”Sawiiro”

Next Post

R/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay joojinta derbiga laga dhisayo xadka labada dal

Next Post
R/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay joojinta derbiga laga dhisayo xadka labada dal

R/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay joojinta derbiga laga dhisayo xadka labada dal

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In