Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo sheegtay in Fayras cusu oo kamid ah Corona laga helay 53 deegaan oo ka tirsan Hindiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
WHO oo sheegtay in Fayras cusu oo kamid ah Corona laga helay 53 deegaan oo ka tirsan Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa baahisay maanta oo Arbaca ah, warbixin ay ka soo saartay faafitaanka nooc cusub oo kamid ah fayraska Corona, kaa oo si rasmi ah looga helay 53 degaan oo ka mid ah dalka Hindiya.

Waxaa jira wararkale oo sheegaya in fayraskan oo nociisu yahay (B.1.617) laga helay 7 degaan oo horleh, taa oo tirada guud ka dhigaysa in gudaha dalkaas xanuunkan cusub laga helay 60 degeen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa Khamiistii la soo dhaafay xaqiijiyay in tallaallada hadda la heli karo ay yahiin kuwa wax ku ool ah, si looga hortago isbaddalada Covid-19.

Tirada guud dadka uu haleelay Corona virus ee Hindiya ayaa hadda gaaray 27 milyan, afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay  waxaa la diwaan galiyay 208,921 qof oo uu soo ritay xanuunkan.

Sida lagu sheegay tirakoob ay sameysay France Presse, Xanuunkan Corona ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 3,475,097 qof oo adduunka oo idil ah tan iyo markii xafiiska WHO uu sheegay in cudurkan uu ka dillaacay Shiinaha, dhammaadkii Diseembar  sanadkii 2019.

Previous Post

Xildhibaan Cabdixakiin oo u sharxan xilka Madaxweynaha Baarlamaanka Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka sameeyay degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka sameeyay degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka sameeyay degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In