Heyโadda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu baarayo cudurka COVID-19, qalabkaas lacagta lagu soo gaday, waxaa ku deeqday safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.
Masโuuliyiinta wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay heyโadda WHO iyadoo qalabkan keenistiisa dalka loo xil saaray heyโadda cuntada Adduunka.














