Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Wiil Soomaaliyeed oo abaal-marin ku helay u gar gaaridda dadka soo galootiga ku ah Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdullaahi Cali Barre oo ah Wiil Soomaaliyeed, isla markaana ah agaasimaha Hay’adda Gateway community Service oo dadka soo galootiga ka caawisa dhanka shaqo helista ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay abaalmarin lagu magacaabo Shaping Maine uu sannad kasta baxixiyo gobalka Maine ee dalka Mareykanka, taas oo lasiiyo 50 qof ee bulshada Gobalka wax ku soo kordhiyey ama ka hirgaliyey adeeg wanaagsan.

CabdullaahiΒ  ayaa abaalmarintan ku mutesytay in uu adeegyo baahi weyn loo qabay ka hirgaliyey Gobalka, waxaana uu soo dhaweeyey talaabada abaalmarintan lagu gudoonsiiyey, isagoo sheegay in ay u tahay dhiiri-galin.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Dhanka kale Cabdullaahi Cali Barre ayaa xusay in ay jiraan dad aad u badan oo Soomaali ah, oo ayaga laftigoodu wax ku soo kordhiyey Gobolka, ayna mudnayd in la siiyo abaalmarintan, wuxuuna kaloo sheegay in qof kasta oo Soomaaliya looga bahan yahay da’daal uu dadkiisa ugu adeego.

Farah Bille oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed oo Gobolka Washington State kana tirsan bahda caafimaadka magaalada SeattleΒ  oo lagu casumay kullanka ayaa sheegay in tani ay tahay guul weyn oo u soo hooyatay dadka Soomaaliyeed guusha iyo magaca uu Cabdullaahi u soo hoyey.

Soomaalida ku nool Gobolka Maine ayaa lagu qiyaasaa 12 kun illaa 13 kun, waxayna doorashadii sannadkii la soo dhaafay Deeq DhalacΒ  ka mid noqatay Gollaha Deegaanka ,waana gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah ama madow ah ee xil ka qabato golaha deegaanka ee magalada Koonfurta Portland, iyadoo Safiya Khalid-na hadda ka sharxan tahay magaalada Lewiston ee isla Gobolka Maine.

Sannad kasta abaalmarinta la baxiyo ayaa lasiiyaa 50-ka qof ee ugu saameyta badan ama waxqabadka wanaagsan ee ka hirgaliya Gobalka Maine ee dalka Mareykaka.

Abdihakim Abdi Ismail Warbaahinta Qaranka Maine USA.

Previous Post

Xaaladda Beledweyne oo degan iyo Guddigii loo xilsaaray baaritaanka shaqaaqadii dhacday oo ku wajahan

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo si Kulul u Cambaareeyay Qaraxii Argaggixisnimo ee maanta

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In