Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wufuud ka qeybgaleysa caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo gaartay Gadaado “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wufuud ka qeybgaleysa caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo gaartay Gadaado “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli maalinta Barri ah ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado  gaaray wufuud kala duwan oo munaasabadaas ka qaybgalaysa.

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo wafdi uu hogaaminayo oo Xildhibaano ah oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta  gaaray Cadaado, halkaas oo si wayn loogu soo dhaweeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa ka warbixiyay kulamadii uu la qaatay madaxda Qaranka Soomaaliya iyo tababar ay ka heleen Baarlamanka Federaalka.

“Gudoonka Baarlamanka markii hore waxaan wiidiisanay intaan joognay Cadaado, inay na siiyaan siminaar kooban kaas oo ku saabsan shuruucda Galmudug sida Dastuur, xeer hoosaaska runtii waa noo faa’iideeyeen oo rag badan oo aqoonyahano oo qaarkood hadda naa socdaan ayay oo aan doonaynayo inay nala dhamaystiraan ayay naga caawiyeen” ayuu yiri Gudoomiye Cali Gacal .

Dhinaca kale Wasiir ku xigeeno iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo uu ka mid ahaa wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Axmed Cali Kadiye iyo Xildhibaanad Jawaahir Axmed Cilmi iyo wafdi kale oo madaxwaynaha Khatumo Cali KHaliif Galayr uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Cadaado, iyadoo la filayo wufuud kale oo heer caalami ah.

DSC08899 DSC08907 DSC08908 DSC08909 DSC08910 DSC08911 DSC08912 DSC08913 DSC08914 DSC08919 DSC08924 DSC08926 DSC08927 DSC08928

Previous Post

Guddoomiye Jawaari oo kulan sagootin ah u sameeyay arday ka tirsan Jaamacadda SIU “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In