Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wufuuda ka qeybgalaysa caleemo saarka madaxweynaha Galmudug oo ku qul qulaya Cadaado-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wufuuda ka qeybgalaysa caleemo saarka madaxweynaha Galmudug oo ku qul qulaya Cadaado-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Wafuud kala duwan oo ka kala socota maamulada dalka ayaa ku qul qulaya Cadaado, iyadoo wafuudan ka qeyb galayaan xaflada caleema saarka Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Galmudug.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ku xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ku soo dhoweeyay wafuuda magaalada Cadaado.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, ayaa markii u horeysay gaaray Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug, waxaana dad badan arrintan ku tilmaameen mid sare u qaadi doonta nabad ku wada noolaanshaha labada maamul.

Sidoo kale, waxaa goor dhow gaaray Cadaado ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee  Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating iyo wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaari doonta magaalada Cadaado, si uu ugu qeyb galo munaasabada caleema saarka.

Ciidanka dowladda iyo AMISOM ayaa ammaanka magaalada Cadaado ayaa si weyn u adkeeyay.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo Shabaab ka soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen

Next Post

Golaha wasiirada oo ka hadlay hindise sharciyeedyada mudnaanta u leh dalka-Sawirro

Next Post
Golaha wasiirada oo ka hadlay hindise sharciyeedyada mudnaanta u leh dalka-Sawirro

Golaha wasiirada oo ka hadlay hindise sharciyeedyada mudnaanta u leh dalka-Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In