Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa dhammaantood soo gaaray Muqdisho oo uu berri ka furmi doono shir hal maalin ah oo looga hadlayo arrinta Soomaaliya.
Haddaba sideed u aragtaa in Muqdisho ay marti gelinayso shir heer gobol ah? Fadlan aragtidaada noogu reeb qeybta hoose ee comments-ka.