Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Deegaanka Deefow oo degan iyo baaqyo loo jeediyay maleeshiyaadka dagaallamay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xaaladda Deegaanka Deefow oo degan iyo baaqyo loo jeediyay maleeshiyaadka dagaallamay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta degan xaaladda deegaanka Deefow oo shalay ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda labo beel oo wallaalo ah, iyadoo ay isa soo tarayaan baaqyo loo jeediyo in si sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalka.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan Cabdishakuur ayaa ku soo waramay in saaka ay xaaladdu degantahay, isla markaana ay socdaan dadaallo ku aadan sidii loo xalin lahaa waxa sababbay gacan ka hadalka, iyadoo odoyaasha dhaqanka oo la hadlay Warbaahinta ay baaqyo u direen maleeshiyaadka ku dagaallamay deegaanka Deefow oo qiyaastii 25 km dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dagaalka ayaa inta la ogyahay waxa uu ka bilowday dhul beereed ay labada dhinac kala sheegteen lahaanshiyahiisa, waxaana waxgaradka iyo culimada ay soo jeediyeen in wax waliba lagu xaliyo miiska wada hadalka.

Previous Post

Qabsoomidda shirka Maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo meel wanaagsan maraya

Next Post

Madaxda Jaamacadda Jamhuuriya oo heshiisyo sare u qaadida tacliinta sare la galay Jaamacado caalami ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Jaamacadda Jamhuuriya oo heshiisyo sare u qaadida tacliinta sare la galay Jaamacado caalami ah “SAWIRRO”

Madaxda Jaamacadda Jamhuuriya oo heshiisyo sare u qaadida tacliinta sare la galay Jaamacado caalami ah “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In