Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa haatan dagan xaalada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo saacadihii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab oo weeraro gaadmo ah ku soo qaaday xarumo ay daganaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku yaal gudaha degmadaas.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, mudane Ibraahim Aadan Cali oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay fashiliyeen weeraro gaadmo ah oo nabad diidka Al-shabaab ku doonayeen in ay ku carqaladeeyaan amniga iyo wadanoolaanshaha ka jira gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxa uuna xusay in ciidamada ay haatan wadaan howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo kala danbeynta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha ayaa sidoo sheegay in weeraradaasi gaadmada ah ay geysteen qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka shacabka ah iyo kooxihii weerarka soo qaaday.

Ugu danbeyn gudoomiyaha ayaa tilmaaday in weerarka uu ku geeriyooday Iskuduwaha Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka Koofur Galbeed, Maxamuud Daahir Qooleey.

Previous Post

Dowladda Shiinaha oo 2 Malyan oo Dollar ku wareejisay Hay’adda WFP

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil

Next Post
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo

Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In