Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda magaalada Gaalkacyo oo saaka deggan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xaaladda magaalada Gaalkacyo oo saaka deggan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka deggan kaddib markii shalay halkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug.

Wariyaha nooga soo warama Gaalkacyo C/risaaq Maxamed Axmed ayaa soo sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay saaka deggantahay oo aan la maqleynin shanqarta rasaasta, inkastoo uu tilmaamay in ciidamadii dagaalamay ee labada dhinac ay weli is horfadhiyaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dagaalkii shalay oo la isu adeegsaday madaafiic ayaa la sheegay in ay ku dhinteen in ka badan tobon qofood oo isugu jiray rayid iyo ciidan, halka tiro ka badan labaatanna ay ku dhaawacmeen.

Bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa ka welwelsan dagaalkaasi iyo cawaaqib xumida ka dhalankarta, iyagoo walaac ka muujinaya suurtagalnimada in xabaddu ay markale dib u bilaabato maaddaama ay ciidamadu is horfadhiyaan.

Waxaa soo baxaya baaqyo nabadeed oo lagu dalbanayo in la joojiyo gacan ka hadalkaasi, kuwaasoo ka imaanaya waddaniyiinta ka damqanaya dhibaatada soo gaareysa dadka abriyada ah ee aan waxba galabsan.

Previous Post

Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Next Post

Maxkamad ku taala India oo maalintii labaad dhageysaneysa dacwad loo heysto dhalinyaro Soomaali ah

Next Post
Maxkamad ku taala India oo maalintii labaad dhageysaneysa dacwad loo heysto dhalinyaro Soomaali ah

Maxkamad ku taala India oo maalintii labaad dhageysaneysa dacwad loo heysto dhalinyaro Soomaali ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In