Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xabiib Axmed Cali Waa Saxafi Waana Cayaryahan+Sawirro.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Weriyaha Telefeshinka qaranka Soomaaliya ee Xabiib Axmed Cali ayaa ah Mid ka gadisan Weriye yaasha kale ee Cayaaraha Soomaaliya sababtoo ah waxa uu isku darsaday in uu yahay Saxafi iyo isaga oo ah Cayaaryahan dheela Kubada Koleyga.
Sida kaaga muuqata Sawirka Hoos aad ku arki doonto Xabiib waxa uu waraysanayaa Cayaaryahan ka soo Horjeedey markii ay dhamaatay Cayaar dhex martay Kooxaha Heegan iyo Jaamacada Balasma oo uu Xabiib u dheelo.
tan ugu xiisaha badan ayaa noqotay sida sarikan ka muuqata Wariye Xabiib oo Kooxdiisii laga badiyay ayaa markii garsooraha uu soo gabagabeeyay cayaarta bilaabay in uu markarafonka Sntv Qaato wareysiyana ka qaadayay cayaartoyda kooxda Heegan ee la loolameysay,isla daqiiqadii laga adkaaday dereenkoodana wax ka weydiinayay.
Waxaan aaminsanahay in Weriye yaasha Sportigu aad uga duwanyihiin kuwa kale waayo waa dad ku dhex jira hawl nabadeed kana dhex geli og bulshada Saxfayiinta kashaqeeya Siyaasada marka loo eego sidoo kale aqoonta ay u leeyihiin u soo gudbinta Bulashada waxyaabaha dhabta ah ee jira ayaa waxaa keeneysa iyaga oo ah kuwo aad uga warqaba waxa ay Bulashada u gudbinayaan waxayna goor walba tagaan Garoomada lagu csyssro.
“waxaan doonayaa inaan ugu hambalyeeyo Saaxiibkeen Xabiib Axmed Cali shaqada wanaagsan ee uu u hayo bulshada waxaana uu yahay Weriyaha keliya intaan lasocdo ee matalay Xulka qaranka dalkeena isla markaana ah Cayaaryahan aad ugu wanaagsan Kubada Koleyga ugu asluub wanaagsan,iyadoo dhowr jeer XSKK u aqoonsadeen ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartamo la qabtay” Sidaasi Waxaa yiri Wariye Ceydiid C.raxmaan Oo Wax ku qora Bogga Qalinkacayaaraha.Com
1

2

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

3

4

5

6

Previous Post

Madaxda Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koofur Afrika oo kulan ku yeeshay magaalada Cepe Town

Next Post

Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo B.weyne Garay B.bartena Booqday Maanta+Sawirro

Next Post
Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo B.weyne Garay B.bartena Booqday Maanta+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo B.weyne Garay B.bartena Booqday Maanta+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In