Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabsi daa,in oo lagu xukumay nin Gaari ku jiirsiiyey dad Muslimiin ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xabsi daa,in oo lagu xukumay nin Gaari ku jiirsiiyey dad Muslimiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa waxay xabsi daa,in ah ku xukuntay ninkii ka danbeeyay weerarkii gaariga xamuulka ah loo adeegsadey kaas oo lagu jiirsiiyey dad Muslimiin ah oo joogay meel u dhow Masaajid ku yaala Waqooyiga Magaalada London.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Ninkaan la xukumay oo ay da,diisu tahay 48 sano ayaa lagu magacaabaa Daren Osborn waxa uuna si bareer ah u dilay nin lagu magacaabi jiray Mukram Ali isagoo ku jiirsiiyey Gaari Xamuul ah.

Garsooradda Maxakamadda Justis Sheima ayaa sheegtay in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso ah oo si ula kac ah loogu dilay dad aan waxba galabsan.

qoyska muwaadinka ee lagu dilay weerarkaasi ayaa Maxkamadda horteeda ka sheegay in wiilkooda Ali si xun loo dilay isagoo aan cidna wax geysan.

Weerarka Gaariga Xamuulka loo adeegsadey ayaa waxa uu ka dhacay goob furan oo ay ku sugnaayeen dad Muslimiin ah gaar ahaan Deegaanka lagu magacaabo Finsbury Park ee ku taala Magaalada London 19 bishii June ee sanadkii lasoo dhaafay iyadoo weerarkaasi lagu dhawaacay 9 ruux kale xilli ay masaajid kasoo baxayeen.

Previous Post

Trump oo ka digay in aan la carqaladeyn baaritaanka lagu wado Ruushka

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato

Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In