Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabsiga weyn ee Garoowe oo laga furay qeyb shaybaar ah “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Xabsiga weyn ee Garoowe oo laga furay qeyb shaybaar ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Cadaaladda Puntland, Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadana Puntland iyo Taliye ku-xigeenka 1aad ee Ciidamada Asluubta ayaa xariga ka jaray shaybaar gaar. Shaybaarkaan  oo uu yeeelan Doono Xabsiga weyn ee Garoowe ayna weheliyaan Xirfadlayaashii  Caafimaad ee ka shaqeyn doonaan.

Mas’uuliyiintaan ayaa siwada jir ah u kormeeray Qaybaha kala duwan ee uu ka koobam yahay xabsiga weyn ee Garoowe gaar ahaan Fasalada ay Maxaabiista. ku bartaan Casharada Diiniga iyo Maadiga wada jira ah,qaybaha Farsamada Gacanta sida Axanka,Barashada Korantada,Dhar tolida,Tuubaystaha iyo Warshada soo saarta qeybaha Bulukeetiga oo dhammaantood ku yaala Gudaha Xabsiga weyn ee Gobalka Nugaal.

Related posts

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026

Gaanshale Bile Faarax Cali Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland ayaa xusay in shaybaarkaani iyo dhakhaatiirta gaarka ah ee Xabsiga ay ku sameeyeen si isku tashi ah Xabsiguna ka baxay Baahidii Caafimaad ee uu qabay.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay guddiga hirgelinta doorashooyinka (SEIT)

Next Post

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo Shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo Shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga “SAWIRRO”

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo Shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga "SAWIRRO"

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In