Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiis loogu gurmanayo bulshada oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay jiraan baahiyo dhanka nolasha ah oo heysta kumanaan qoys oo isugu jira barakacayaal iyo dad danyar ah oo ku nool deegaanada dowlad Gobaleedka Galmudug, isla markaana u baahan caawinaad iyo gar gaar deg deg ah ayaa waxaa maanta Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye uu xariga ka jaray xafiis markii u horeysay Hay’adda Care International ay ku yeelato Galmudug

Munaaasabadda oo ay ka qeyb galeen mas’uliyiin ka tirsan Galmudug iyo madax ka socatay hay’adaasi ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo xusay in ay ku faraxsan yihiin in Hay’adda care ay xafiis ka furato markii ugu horeysay deegaannada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayna ka rajeynayaan in ay wax weyn ka qaban doonto baahiyada dhanka adeegyada bulshada ee ka jira deegaanada Galmudug

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Asli Axmed Maxamuud oo ka mid ahayd mas’uuliyiin ka socata Hay’adda Care ayaa dhankeeda ka mahad celisay in dowlad gobaleedka Galmudug ay ka ogalaadaan in markii u horeysay ay xafiis ka furtaan deegaanada Galmudug, iyadoo xustay in ay door muuqda ka qaadan doonaan caawinaada iyo gar gaarka bulshada reer Galmudug.

Previous Post

Wasiirka Horumarinta Haweenka ee Puntland oo xilka loo dhaariyay

Next Post

R/wasaare Khayrre oo xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya+Sawirro

Next Post
R/wasaare Khayrre oo xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya+Sawirro

R/wasaare Khayrre oo xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In