Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska caafimaadka iyo faya dhowrka oo laga furay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xafiiska caafimaadka iyo faya dhowrka oo laga furay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska caafimaadka iyo faya dhawrka ee gobolka Banaadir oo uu maamulka Gobolka ka furay Muqdisho ayaa waxaa u qaabilsanyahay la socodka xaaladda caafimaad ee goobaha ganacsiga ee ku yaalla caasimada.

Agaasimaha Waaxda Caaafimadka ee gobolka Banaadir Dr Cabdullaahi Xasan Maxamed Nuune ayaa sheegay in xafiiskan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay faya dhowrka, isla markaana uu wax tar badan u leeyahay bulshada, isagoo tilmaamay in howlo badan ay horyaallaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha ciidanka degaanka ee gobolka Banaadir Gashaanle Sare Axmed Xuseen Mahdi oo ka hadlay furitaanka xafiiska ayaa sheegay in ciidanka iyo saraakiisha ka tirsan ilaalinta degaanka Xamar ay gudan doonan waajibaadka kaga aadan hirgelinta sharuucda xafiiska u degsan.

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyada ee gobolka Banaadir Mudane Ismaaciil Macalin Cabdi Guure oo furay xafiiska caafimaadka iyo faya dhowrka ee gobolka Banaadir ayaa shegay in xafiiskan uu wax weyn ka tari doono adeegyada sare u qaaidda caafimaadka dadka ku nool Muqdisho, isagoo ku tilmaamay in tani ay tahay tallaabo horumar leh.
DSC00001

DSC00002

DSC00003

DSC00005

DSC00007

DSC00008

DSC00010

DSC00011

DSC00012

DSC00013

DSC00014

DSC00015

DSC00016

DSC00017

DSC00019

DSC00020

DSC00022

DSC00023

DSC00024

DSC00025

DSC00026

DSC00027

DSC00029

DSC00031

DSC00032

DSC00033

DSC00034

DSC00037

DSC00039

DSC00040

DSC00041

DSC00042

DSC00043

DSC00045

DSC00047

DSC00048

DSC00049

DSC00053

DSC00054

DSC00055

DSC00065

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Soomaaliya waxey ka digeysaa shirkadaha sharci darada ah u jooga dalka

Next Post
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola

Dowladda Soomaaliya waxey ka digeysaa shirkadaha sharci darada ah u jooga dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In