Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo laga furey Bar-Xuduudeedka Tuur-Dibi ee degmada Goldogob +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo laga furey Bar-Xuduudeedka Tuur-Dibi ee degmada Goldogob +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, guddoomiyaha gobolka Mudug ee Putland iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jarey xafiiska socdaalka ee bar-xuduudeedka Tuur-dibi ee degmada Galdogob.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Bar-xuduudeedkaan oo dhaca xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ee degmada Galdogob ayaa waxaa hadda ka jira isku socod dadka iyo Gaadiidka ah, waxaana xarig ka jarka maanta uu ka dhigan yahey in Soomaaliya ay soo dhameystirtey  dhinaceeda waxyaabihii lagama maarmaanka u ahaa in bartaani ay dib howlgasho, isla markaana ay diyaar u tahey wadashaqeyn ay wada yeeshaan dhinaca kale ee Ethiopia.

Agaasimaha guud ee Hay’dda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa uga mahadceliyey maamulka Puntland, maamulka degmada Galdogob, Xildhibaanada federaalka ee ka soo jeeda degmada, iyo bulshada ku dhaqan degmada Galdogob kaalinta ay ka qaateen howl-gelinta bar-xuduudeedkaan oo muhiim u ah isku socodka iyo ganacsiga labada dhibac.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Khartuum, Suudaan +Sawirro

Next Post

Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir oo loo xiray eedeyn ku aadan lacago Laaluush ah

Next Post
Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir oo loo xiray eedeyn ku aadan lacago Laaluush ah

Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir oo loo xiray eedeyn ku aadan lacago Laaluush ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In