Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska UNSOM ee Baydhabo oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa halkaasi kula kulmay Golaha Wasiirada ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya..

Kulanka ayaa looga hadlay sidii Golaha Wasiirada looga taageeri lahaa waxyaabaha lagama maar maanka u ah howlaha horyaalla, iyadoo la isku aftgartay in xafiiska UNSOM ee Soomaaliya uu xoojin doono taageerada uu siinayo Maamulkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xasan Cabdi Maxamed oo Warbaahinta la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in saraakiisha ka socday Xafiiska UNSOM ay qalabeyn doonaan xafiisyada golaha Wasiirada ee Maamulkaasi.

Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xusay in ay joogteyn doonaan shirarka lagu xoojinayo tayenta iyo kala warqaadashada, waxaana uu intaa ku daray inay aad ugu faraxsanyihiin in saraakiil ka socotay xafiiska UNSOM ay la kulmaan.

Saraakiisha ka socday xafiiska UNSOM ayaa ballan qaaday inuu gacan ka geysanayo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka tabaalaysan ee ku nool deegaannada maamulka uu ka arrimiyo,

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Southampton oo Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Kala Baxday Kooxda Manchester United “SAWIRRO”

Next Post
Southampton oo Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Kala Baxday Kooxda Manchester United “SAWIRRO”

Southampton oo Kaalinta Sedaxaad ee Horyaalka Kala Baxday Kooxda Manchester United “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In