Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Xalka Waara oo kulan la qaatay ganacsatada Jubbaland

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xafiiska Xalka Waara oo kulan la qaatay ganacsatada Jubbaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kullan wadatashi ah magaalada Kismaayo kula yeeshay ganacstada Maamul Goboleedka Jubbaland.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Wadatashigaan ayaa diiradda lagu saaray doorka ganacsatadu ku leeyihiin dedaalada Xalka Waara loogu raadinayo barakacayaasha Maamul Goboleedka Jubbaland, kuwaas oo isugu jira dad ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo sidoo kale dadka ku barakacsan gudaha deegaanada Jubbaland, iyada oo furitaanka shirka ay goobjoog ka ahaaayeen qaar ka mid ah Wasiiradda wasaaradaha uu barnaamijku quseeyo oo kala ah; Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Ganacsiga, Wasaaradda Howlaha Guud, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Maamulka Magaalada Kismaayo, Hay’adda Qaxootiga Jubbaland, Rugta Ganacsiga Jubaland iyo khubaro iyo hawl wadeeno ka socday Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka.

Wadatashiga oo ka mid ah fulinta istiraatijiyadda xalka waara ayaa waxa lagu falanqayeey kaalinta ay ka qaadan karaan ganacsatada Jubbaland dadaalada xalka loogu raadinayo shacabka ku barakacay gudaha Jubbaland iyo kuwa ka soo laabtay xeryaha qaxootiga dalalka dariska ah, iyada oo la raacayo halbeegyada Istaraajiyadda Qaran ee Xalka Waara (2020-2024) taas oo ay ku cadyihiin ahmiyadda qorshe hawleedyada ay tahay in la fuliyo.

Ugu dambeyntii, madaxda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka mid ah Rugta Ganacsiga Jubaland ayaa boggaadiyay dedaalada socda iyo Istaarajiyada ka mira-dhalinta qorshe howleedka si loo gaaro himilada guud ee ah qaxootiga iyo barakacayaasha in ay helaan xaquuqda ay helaan bulshada inteeda kale, ayna ugu weyn tahay xuquuqda baahiyaha aas aasiga ah.

Previous Post

Soomaaliya oo guddoomindoonta Wakaaladda CDC ee Bariga Afrika

Next Post

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Shir la qaatay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta

Next Post
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Shir la qaatay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Shir la qaatay Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In