Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo wada ciribtirka Musuq-maasuqa 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo wada ciribtirka Musuq-maasuqa 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud iyo hay’adaha kale ee dhawra hufnaanta Dowaladda Federaalka Soomaaliya,waxay ku hawlan yihiin la dagaallanka musuqa, sida wax-is-dabamarinta, xatooyada xoolaha dad- weynaha, ku tumashada iyo u hoggaansanaan la’aanta shar- ciga, si xun u adeegsiga awoodda iyo lunsashada dakhliga Dawladda.

Baaritaanada aan ku hayno hay’adaha Dawladda qaarkood ee ka dhasha Warbixinnada iyo baaritaanada maaliyadeed iyo dadka u xiran eedaha la xariira musuqa, dayaca mas’uuli- yadda iyo ku xad-gudubka dakhliga Dowladda dhammaan waa dadaallo ku wajahan taabbagalinta hufnaanta hay’ada- ha Dawladda iyo hirgelinta shuruucda dalka.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Waajibaadka u hoggaansamidda xeerarka gaar ahaan kuwa lidka ku ah musuqa ma saarna kaliya hay’adaha Dawladda, Saraakiisha iyo shaqaalaha waxaa kaloo dowr muhiim ah ku leh ururada bulshada iyo shacabka guud ahaan.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud iyo hay’adaha hufnaanta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay markaa dadweynaha Soomaaliyeed ka filayaan garab-istaag iyo taageero kuwajahan ka hortagga musuqa.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay wakiilka QM ee Soomaaliya 

Next Post

R/W Xamse oo tababar u furay Macallimiinta 3kun ah ee kusoo biray Wasaaradda Waxbarashada

Next Post
R/W Xamse oo tababar u furay Macallimiinta 3kun ah ee kusoo biray Wasaaradda Waxbarashada

R/W Xamse oo tababar u furay Macallimiinta 3kun ah ee kusoo biray Wasaaradda Waxbarashada

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In