Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad dhiiri gelin ah oo loo sameeyay arday ka qalin jebisay dugsiyada sare ee dalka South Africa (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xaflad dhiiri gelin ah oo loo sameeyay arday ka qalin jebisay dugsiyada sare ee dalka South Africa (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ayaa waxaa ay aheyd mid isugu jirtay dhiirigelin iyo baraarujin loo sameynayay arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Dugsiyada sare ee magaalada Cape Town, waxaana soo agaasimayay ururka ardayda Soomaalida ee wax ka barta Jaamacadaha ku yaala dalka Koofur Afrika.

Goobta Lagu qabanayay Munaasabadaan ayaa waxaa soo xaadiray waxgarad, aqoon yahano waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana halkaasi qaar ka mid ah dadkii kasoo qeyb galay oo qudbado ka jeediyay ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin barnaamijkaan dhiiri gelinta ah ee loo sameeyay ardaydaan isla markaana ay diyaar u yihiin dhankooda in ay qeyb ka qaataan wax waliba oo sare loogu qaadi karo waxbarashada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026

Cabdinaasir Cali Caraale guddoomiyaha ururka ardayda Soomaalida ee wax ka barta Jaamacadaha ku yaala magaalada Cape Town ayaa sheegay in ay xooga saari doonaan sidii loo xoojin lahaa dadka Soomaalida ee ku nool dalka South Africa in badankooda ay u weecdaan dhanka waxbarashada.

Hooyooyinkii kasoo qeybgalay munaasabadaan ayaa waxaa ay halkaasi kusoo bandhigeen sida ay farxada ula wadaagayaan carruurtooda oo ka qalin jabiyay dugsiyada sare waxaana ay goobta ay keeneen ubax yo iyo iyo hadiyadoo kale.

Inta ay socotay Munaasabada ayaa waxaa 9 ka mid ah ardaydii qalin jabiyay lagu gudoon siiyay halkaasi shahaadooyin iyo hadiyado kale oo dhiiri galin waxaana wajiyadooda aad uga muuqday dareenka ay kala kulmeen bulshada Soomaalida ee ku nool magaalada cape town.

Waxaa sido Kale Hadiyad lagudoon siiyay Oo Ururka Ardayda u Gartaan in Sanadkaan ay Bixiyaan Ardaykii Ugu Dadaalka Badnaa Oo Ka Mid ah Ururka Ardayda In uu Qaato Abdiwahaab Haaji Farax Oo Howlo badan u qabtay Ardayda Isla Markaana ka mid ah ardayda waxka barta jaamacadaha ku yaala magaalada Cape Town.

Waa markii u horeysay oo tiro arday soomaali intaan ah ay ka qalab jabiyaan dugsiyada sare ee ku yaala dalka south Africa waxaana ay nasiib u heleen in markii u horeysay jaaliyadooda ay ka helaan barnaamij dhiirigalin ceynkaan oo kale ah.

IMG_4473

IMG_4474

IMG_4479

IMG_4500

IMG_4515

IMG_4530

IMG_4537

IMG_4540

IMG_4550

IMG_4558

IMG_4575

IMG_4587

IMG_4644

C/laahi Maxamuud Amiin C/laahi Qorshe
Cape Town South Africa

Previous Post

Juventus iyo Inter Milan oo Bareejo Ku Kala Baxay iyo Napoli oo Badisay

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee dalka...

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelladii, qaraabadii,Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan shakhsiyaadkii ku lugta lahaa falkii lagu xadgudbay dareyska Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In