Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka Wasaaradda Cadaaladda oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka Wasaaradda Cadaaladda oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu maamusayay Waxqabadka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sanadkii tegay ee 2019 oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, xubno ka socday ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed iyo marti sharaf lagu casuumay ayaa lagu qabtay Muqdisho

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaladda Maxamed Cabdi Xasan oo munaadabada ka hadlay ka sheekeeyay waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda.

Related posts

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026

Gudoomiyaha ururka Hawewnka Qaranka Soomaliyeed Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa ka sheekeysay cadaalad darada ka jirtay dalka dhowr iyo toban sanno ka hor xilli colaado sokeeye uu ku jiray.

Garyaqaan Muuse Macalin Maxamed Guddoomiyaha Maxakamadda Gobolka Banaadir ayaa qiray cadaaaladda dalka inaysan gaarin meeshi laga rabay laakiin ay dadaal galiyeen sidii ay cadaalad buuxda u heli lahaayeen shacabka Soomaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho.

Madaxa Hoggaanka Saraakiisha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Macalin Xasan Cumar Afrax oo ku hadlay magaca Ciidamada Asluubta ayaa ku ammaanay mas’uuliyiinta Wasaaradda Caddaladda dadaalka ay galiyeen hagaajinta Garsoorka.

Wasiirka Wasaaradda Caddaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo xaflada soo gabagabeeyay ayaa u madceliyay cid kasta oo gacan ka geeysatay horumarinta caddaaladda Soomaaaliya.

Previous Post

Ministry of Information, Culture and Tourism staff receive specialized training in Kenya

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo daah furay nidaamka muraajacada imtixaanka Qaranka dugsiyada sare.”SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo daah furay nidaamka muraajacada imtixaanka Qaranka dugsiyada sare.”SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo daah furay nidaamka muraajacada imtixaanka Qaranka dugsiyada sare.”SAWIRRO”

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In