Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu taageeraya Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Mareykanka.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu taageeraya Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Mareykanka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad ballaaran oo lagu taagaaareyey Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya oo ka soo qayb-galleen Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta QM ee Magaalada New York Amb.Abukar Dahir Osman Abukar baalle,Duuliye sare Asli hassan Cabaade oo ka tirsan guddiga taakulaynta Cidamada Xoogga dalka iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Nashville dalka maraykanka.

Xafladda ayaa waxaa soo qaban -qaabiyey dhallinyaradda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Tennessee,iyagoo aysan jaaliyadda Soomaliyeed u kala harrin, waxayna dadkii goobta ku sugnaa ay hal mar u sare kaceen heesta calanka Soomaaliyeed madaama lagu guddo jiro bishii Julay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Abdifitah Ismail Abdullahi Guddoomiyaha hay’adda Midnimadda Ummadda Soomaaliyeed, isla markaasna ahaa Guddoomiyaha guddiga qaban qaabadda xafladda ayaa ugu horeyn u mahad celiyey dhammaan dadkii ka soo qayb-gallay, wuxuuna si gaar ugu mahad celiyey marti sharaftii soo ajiibtay madasha.

Marwo Asli Hassan Cabaade oo ka tirsan guddiga taakulaynta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la garab istaago Ciidankeena, waxayna ka codsatay qurba joogta Soomaaliyeed inay Mushaarka Ciidanka XDS ka qeyb-qaataan.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta QM ee Magaalada New York Amb.Abukar Dahir Osman Abukar baalle ayaa fariin u diray bulshada Soomaaliyeed,isaga oo ka codsaday dadka soomaaliyeed Mucaarad iyo Muxaafidba in ay ku da’daalaan Midnimada Ummmadda Soomaaliyeed, kana dheeraadaan wax kasta oo cadowga farxad galin kara.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo bogaadiyey olalaha la dagaalannka burcadda hubaysan

Next Post

Trudeau condemns hotel attack that killed 26 including Somali-Canadian journalist

Next Post
Trudeau condemns hotel attack that killed 26 including Somali-Canadian journalist

Trudeau condemns hotel attack that killed 26 including Somali-Canadian journalist

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In