Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu taageerayay dhismaha maamulka K/galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay Minneapolis (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu taageerayay madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka,  kana soo jeeda gobollada K/galbeed Soomaaliya, waxaana xaflada lagu soo bandhigay suugaan iyo khudbado lagu taageerayay dhismaha maamulkaasi iyo madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xubnihii jaaliyadda ee halkaasi ka hadlay ayaa muujiyay sida ay ula dhacsanyihiin dhismaha maamulkaasi, iyagoo ballan qaaday ineey gacan buuxda ka geeysan doonaan horumarinta gobolladaasi.

Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan ayeey ugu tahniyadeeyeen xilka loo doortay,  waxeyna u rajeeyeen inuu xilkaasi u guto si wadaniyad iyo howlkarnimo leh.

Waxeey ugu baaqeen bulshada ku nool gobollada K/galbeed ineey maamulka cusub kala shaqeeyaan nabadgelyada,  ayna u soo jeestaan horumarinta deegaannadooda.

_MG_9026 _MG_9028 _MG_9032 _MG_9038 _MG_9039 _MG_9059 _MG_9063 _MG_9065 _MG_9072 _MG_9114 _MG_9147 _MG_9268

 

Previous Post

Barcelona oo Dirqi uga Badisay Kooxda Valencia

Next Post

Maalinta AIDIS-ka oo caalamka laga xusayo iyo Dr. “Dufle” oo ka hadlay halista cudurka

Next Post

Maalinta AIDIS-ka oo caalamka laga xusayo iyo Dr. "Dufle" oo ka hadlay halista cudurka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In