Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad loo qabtay arday dhameysatay jaamacadaha Pakistan-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Xaflad loo qabtay arday dhameysatay jaamacadaha Pakistan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen dadweyne kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan.

Ujeedada xafladaan ayaa aheyd u hambalyeynta 19 ardey kuwaas oo ka qalinjabiyey jaamacadaha kala duwan oo ku yaala gobolka Sindh ee dalka Pakistan bartayna noocyada culuumta kala duwan sida caafimaadka, dhaqaalaha, injineernimada, maamulka iyo maareynta, xiriirada caalamiga ah siyaasada iyo kuwa kale.

Related posts

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026

Xafladaan ayaa waxaa soo abaabulay ardeyda wax kabarta magaalada Karachi waxaana ka soo qeyb galay xoghayaha guud ee safaarada Soomaalida ee dalka Pakistan, C/laahi xaaji Daa’uud, ganacsato , ardey iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada karachi ee wadanka Pakistan.

Xafladaan oo socotay qadar saacado ah waxaa lagu soo bandhigay khudbado, riwaayad iyo waxyaaba kale oo badan.

Dadkii ka hadlay madasha dhamaantood ayaa ku dheeraaday ahmiyada waxbarashada iyagoo sidoo kale u hambalyeyay ardeyda qalinjabisay.

12998201_639215479553065_7350374711803889346_o 12998413_639214129553200_5153221713266638524_o 13002429_639218059552807_4071556795215590481_o 13002557_639215092886437_5102575702317664762_o 13002608_639216136219666_8875101153036425235_o 13029526_639213719553241_5222910027287678103_o 13047794_639214359553177_1744515940219335280_o 13048151_639213989553214_5004356577765955074_o 13055100_639214366219843_5189995632148124539_o 13055637_639215059553107_5934961914642066255_o 13055933_639214339553179_1043755983362083542_o 13062869_639214476219832_8688402735179107164_o (1) 13064578_639214112886535_2104181955346201242_o 13071835_639216179552995_7249530767956763827_o

Mursal Maxamed Cismaan,Karachi – Pakistan

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Doorashada sannadkan dhacaysa waa cashar ay shacabku ka baranayaan dimoqraadiyadda”

Next Post

Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay khabiir xuquuqda aadanaha ah

Next Post
Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay khabiir xuquuqda aadanaha ah

Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay khabiir xuquuqda aadanaha ah

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

September 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

September 6, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In