Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacadda PSU”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacadda PSU”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ka qayb-galay xafladd loo qabtay arday ka qalin-jebisay Jaamacada PSU, waxaana ay ka koobnaayen ardaydaasi shan-qeybood oo tiradoodu dhantahay 105-arday, 76-wiil iyo 29-gabdhood.

Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Cali Xaaji Warsame, Wasiiro katirsan xukuumada maamulka Puntland, Maamulka gobolka Nugaal, maamulka Jaamacadda PSU, Waxgarad, waalidiin, aqoonyahano, mas’uuliyiin kala duwan iyo ardeyda Jaamacadda ayaa si farxadi ku dheehantahay uga soo qeyb-galay munaasibadda.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan ardeyda ka qalin-jebisay Jaamacadda PSU oo uu sheegay inuu kala qayb qaadanayo farxadooda iyo guusha ay gaareen maanta, waxaana uu ugu baaqay inay sii wadaan dedaalka waxbarsho ee ay wadaan si ay dalka iyo dadkaba ugaga faa’iideeyaan waxa ay barteen.

” Runtii waxaa farxad ii ah inaan ka soo qeyb-galo xafladd ah qelin-jebin isuguna jirta farxad iyo dhamaystir waxbarashada qeybteed, marka maalintaan taariikhiga ah ee nololshiina maalmaha ugu wanaagsan kamid ah inaan idinkala soo qeyb-galno aad iyo aad baan ugu faraxsanahay ” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in ardayda qalin-jabisay maanta boqolkiiba todobaatan ( 70% ) ay yihiin arday shaqaysa, ardayda kale ee aan iyana haysan shaqada ayuu Madaxweynuhu u rajeeyey inay helaan shaqooyin wanaagsan si ay uga mira dhaliyaan waxbarashadooda.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shahaadooyin, shahaado sharafyo iyo abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey dhammaan ardayda qalinjabisay, dhinaca kale maamulka jaamacadda iyo ardayda jaamacada ayaa waxaa ay bilad sharaf gudoonsiiyeen Madaxweynaha taas oo uu ku mutaystay dedaalka iyo horumarka balaaran ee uu Puntland gaarsiiyey mudadii yarayd ee uu hogaanka dalka hayey.

IMG_2963

IMG_2966

IMG_2977

IMG_2978

IMG_2986

IMG_2988

IMG_2990

IMG_2991

IMG_3005

IMG_3014

IMG_3031

IMG_3033

IMG_3052

IMG_3057

IMG_3065

IMG_3082

IMG_3085

IMG_3097

IMG_3098

IMG_3106

IMG_3108

IMG_3110

IMG_3112

IMG_3118

IMG_3119

IMG_3130

IMG_3134

IMG_3135

IMG_3144

IMG_3147

IMG_3153

IMG_3157

IMG_3158

IMG_3160

IMG_3171

IMG_3179

IMG_3182

IMG_3184

IMG_3186

IMG_3189

IMG_3192

IMG_3195

IMG_3199

IMG_3201

IMG_3210

IMG_3216

IMG_3259

IMG_3262

IMG_3274

IMG_3277

IMG_3287

IMG_3303

IMG_3322

IMG_3335

IMG_3342

IMG_3373

IMG_3378

IMG_3390

IMG_3402

IMG_3420

IMG_3446

IMG_3494

IMG_3505

IMG_3506

IMG_3509

IMG_3530

IMG_3558

IMG_3567

IMG_3571

IMG_3587

IMG_3588

IMG_3589

IMG_3590

IMG_3591

IMG_3599

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Haweenka oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Haweenka oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York”SAWIRRO”

Wasiirka Haweenka oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York”SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In