Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan oo si heer sare loo soo agaamismay islamarkaane aheed mid lagu sagooniyay Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas oo Muddo lix sano ah ka shaqeynaayay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Dalka Suudaan.

waxana ka soo qeybgalay Jaaliyadda soomaaliyeed,iyo Ardayda waxa kabarta dalka suudan, Culumo udiin, Madaxda Ururka Ardayda Soomaaliyeed iyo Safiirka Jamhuuriyadda aan Walaalaha nahay ee Jabuuti Axmed Cali Barre iyo waliba qaar ka mid ah Diblomasiinta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Ugu horeyn waxaa Xaflada hadalo ka jeediyay Gudoomiyaha Jaaliyadda Cabdi Wali Xasan Xuseen iyo Suldaan Kamala iyagoona si isku mid ah u amaanay Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas.

Dhanka kale Madaxa Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Cabdixakiim Sheekh Luqmaan oo ku hadlayay magaca Safaaradda ayaa Guul iyo Horamar u rajeyay Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas

Sido kale Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti Axmed Cali Barre iyo sii hayaha Safaaradda Soomaaliya Axmed Ibraahim “Buurfuule” ayaa iyagana uga mahad-celiyay Safiirka sida wanaagsan ee u gutay waajibaadkii mudadii Lixda Sanadood ahayd sarnaa.

Dhanka kale Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas ayaa u mahadcelieyey Dhamaan ka soo qeyb galayaasha Xaflada waxuuna sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay Xaflada ay u sameeyeen, asigoona aad ugu mahadceliyay sidii wanaagsaneyd ee ay ula shaqeeyeen mudadii uu joogay Suudaan.

Gagabadii xaflada ayaa waaxaa shahaado sharaf la gudoonsiyay Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas taa oo ay ugu tala galeen gudiga soo qaban qaabiyay xaflada.

Previous Post

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyay

Next Post

Madaxweynaah Galmudug iyo mas’uuliyiinta Puntland oo furey waddooyinkii xirnaa ee Gaalkacyo

Next Post
Madaxweynaah Galmudug iyo mas’uuliyiinta Puntland oo furey waddooyinkii xirnaa ee Gaalkacyo

Madaxweynaah Galmudug iyo mas’uuliyiinta Puntland oo furey waddooyinkii xirnaa ee Gaalkacyo

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In