Friday, October 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu soo dhaweynayay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Ugandaย General katumba Wamala oo Maalmahan booqasho ku joogay Somaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,iyadoo ay ka soo qeyb galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehilnayeen Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka, saraakiil kale ,Wakiilka Qm u qaabilsan Somaaliya iyo saraakiil katirsan Howlaglka AMISOM.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ugu horeyn xafladda ka hadlay ayaa u mahadceliyay Dowladda Uganda oo ah Dowladda ay ka Socdaan Ciidanka ugu badan ย ee AMISOM, isagoona sheegay in Ciidanka Uganda ay ย u taagan yihiin inay ka qeyb qaataan xasilinta dalka.

Related posts

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026

Taliyaha Ciidamada Difaaca dalka Uganda General Katumba Wamala ayaa sheegay in Dowladda Uganda ay marwaliba taageereyso sidii Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ay u Gaari lahaayeen isku filnaasho loogana maarmo joogitaanka Ciidanka AMISOM.

“AMISOM maaha xalka guud ee Soomaaliya balse waxay noqon kartaa oo kaliya qeyb kamid ah xalka ,xasilinta iyo nabadeynta dalkan, xalka dalkaan wuxuu kujiraa gacanta walaalaha Soomaalida waxaan ku dadaaleeynaa inaan idin taageerno siwalboo ay noqotaba balse waa inaad fadhiga ka kacdaan oo aad dadaashaan sidaa darteed waxaan idinka rajeynayaa inaa dib u habeyn ku sameysaan habka sugidda amniga” Ayuu Yiri Taliye Katumba Wamala.

Wakiilka Qm u qaabilsan Soomaaliya Micheal Ketting ayaa xusay in dalalkaย  taageera Soomaaliya iyo Qm ay marwaliba diyaar u yihiin inay Dowladda Somaaliya ka caawinayaan dhinaca amniga iyo tayeynta Ciidanka.

“Midowga Africa,Ciidamada Amisom iyo saaxiibada caalmiga ee Somaaliya waa inay taageeraan Soomaaliya si ay ula wareegto masuuliyadda Amniga dalka oo ah mid aan iyaga ย looga maarmin xitaa hadii ay qaadaneyso sanado ,waana in laga shaqeeyaa dhismaha ciidamada qaranka, waxaan aaminsnahay in Amaanka Soomaaliya uusan u baahneen kaliya Miltariga oo ay qasab tahay tayeynta boliiska ,dhismaha Dowladnimada iyo xalinta khilaafaadka ,talaabooyinkaasi oo lagama maarmaan u ah nabadgaliyada dalka, dadka Soomaalida ah waa inay amaanka iyaga ka shaqeeyaan waayo Amaanka waxaa lagama maarmana u ah bulshada Soomaalida” Sidaasi Waxaa Yiri Wakiilka QM ย U Qaabilsan Soomaaliya.

Gaba gabadii xafladda ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Somaaliyeed sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed uu halkaasi shahaado sharaf ka tarjumeysa sida Uganda ay u garab is taagtay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ย Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda General katumba Wamala.

Previous Post

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq

Next Post

Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud

Next Post
Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud

Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In