Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diblomaasiyiiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa ka qeeb qaatay  xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha dalka Jabuuti in uu mar kale talada dalka siihayo, taa oo lagu wado in ay ka dhacdo doorasho bisha abril ee ina soo aadan

Xafladan  oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Midowga ardayda dalka Jabuuti  ee wax ka barata dalka Suudaan, waxaaana ka soo qeyb galay diblomaasiyiin isugu jiray Soomaali iyo Jabuuti,  madaxda lada Jaaliyadood abwaanno, suldaano iyo qeybaha kala duwan ee ururda ka dhisan dalka Suudaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026

Ugu horeyn Guddoomiyaha ardayda  Jabuuti Cadnaan ayaa u mahadnaqay  dadka soo ajiibay dacwada ay u fidiyeen, isagoo tibaaxay in ardayda Soomaaliyeed iyo kuwa Jabuutiba ay yihiin kuwo  isku xiran,  kana wada tashada wixii quseeya,

Cabduwali Xasan Xuseen guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa sheegay in Ismaaciil Cumar Geele Madaxweenaha Dalka Jabuuti  ka keensaday taageero dhan walba ah shacabka Soomaaliyeed meel walboo ay joogto sidaa darteedna mudanyahay in dib loo dooorto.

Suldaan Kamala oo isna ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudan  laguna casuumay munaasabadda lagu taageeerayay  dib in mar kale loo doorto Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa tibaaxay in hiil iyo hooba la garab istaagi doonaan shacabka iyo dowladda Jabuuti sida uu isagaba uu xil isaga saaray shacabka  Soomaaliyeed.

Gabagabadii munaasabadda ayaa waxaa hadalka qaatay Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya dalka Suudaan  Danjire Axmed Cali Barre isagoo mahadnaq balaaran u jeediyay dhamaan inta soo qaban qaabisay iyo kuwa ka soo qeyb galay.

 

 

 

 

Previous Post

Maamulka Degmada Wadajir Oo Faah Faahiyay Horumarada Dhinaca Amniga ee ka jira Degmada

Next Post

Maamulka gobolka oo ka hadlay dariseynta

Next Post

Maamulka gobolka oo ka hadlay dariseynta

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In