Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xal laga gaaray colaado in muddo ah ka taagnaa gobolka Sool

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Xal laga gaaray colaado in muddo ah ka taagnaa gobolka Sool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib kulamo ay yeesheen hay’adah ammaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanno ay ka dheceen colaado kana tirsan gobolka Sool ayaa diiradda lagu saaray sidii loo soo afjari lahaa colaadaha soo jiitamayay in Muddo ah

Goobaha rabshaduhu ay ka dhecen waxaa kamid ah magaalada Laasa-Caanood,Ceelbaxay,Neef-kuceliye,Bur-geesoole,Ceeldibir,Gowayn,Raqo iyo meela kalo kale,waxaana laysku afgartay in lasoo afmeero colaadda muddo bil ah socotay, taasi oo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Waxaa wadajir warbaahinta ula Hadley  Cabdullahi Dheere,Jeneral Haji Mahamed iyo Ugaas Mahamed Ugaas Kayse Ugaas Faarax,iyagoo xusay in lagu heshiiyay in nabadda laga wada shaqeeyo,dibna loo soo celiyo dadkii colaaddaasi ka qaxay.

Bulshada deegaanada colaaduhu ay ka dheceen ayaa soo dhaweeyay dadaalada nabadeed oo ay hormuudka ka haayeen odayaasha dhaqanka

Cabdikariin Axmed Bulxan

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la dardaarmay Guddoonka cusub ee Barlamaanka Galmudug

Next Post

Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe

Next Post
Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe

Argagaxisada Al-shabaab oo lagu laayay Gobolka Shabeellaha dhexe

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In