Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah “SAWIRRO”

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jenral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo laami ah, Taas oo ka bilaaban doonta iskoolka 15 May ee Degmada Warta nabadda kuna eg iskooska Folorensa ama Iskooka Xararyaale.

Mashruucan Dib u dhiska dalka ah ayaa waxaa Maalgalinaya dowladda Norway iyadoo Wasaaradda maaliyaduna ay Ka qeyb tahay fulinta Mashruucan, waxaa iska leh Maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Wadadan waa Waddo Muhim ah oo halbowle u ah bulshadda Xamar dagan, iyada ayaana u dooranay in la dhiso oo laga dhigo laami Casri ah oo noqoneysa hal mitir iyo bar, shirkadda dhisayso waxaan leeyahay laamiga waaa in uu ahaado mid sax ah oo si wanaagsan loo dhisay” ayuu yiri Guddooomiye Muungab.

Ugu Dambeyntii Gudoomiye Muungaab ayaa uga Mahadceliyey dowladda Norwey Kaalinteeda dib u dhiska dalka ay ka qaadaneyso.

?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?

1

?
?
Previous Post

Howlgallo amniga lagu xoojinayo oo laga sameeyay Cadaado

Next Post

Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)

Next Post
Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)

Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In